raalliyo
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)R. ah: haweenay ninkeeda u dhego nugul ah. ld raalliyad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raalliyo ↴
raalliyad [m.dh]
ld raalliyo.
raalli [m.l]
1. R. ah: qof faraxsan oo aan waxba tebeyn. 2. R. ah: qof aan arrin diid-daneyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg