raamayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)1. Raan yeelasho (qof ama geed). 2. Qof maskaxda wax uga dhimanyihiin noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raamayso ↴
raamaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raamayso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg