raamee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)Wax raan u yeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raamee ↴
raamayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raamee.
xaaraamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Wax xaaraan ka dhigid. ld xaaraantimee.
karaamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
1. Cid karaamo siin (Eebbe). 2. Cid xurmayn.
maraamee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -meysay)
ld maraabee.
qaysaraamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Nafley, ul qaysaraan ah la dhicid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg