raamo
(m.dh)1. Dhul daaqa xoolaha ku wanaagsan oo ciid cad, jilicsan leh. 2. eeg raan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raamo ↴
durraamo [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate] (-ooyin, m.l)
D. ah: neef in lagu allebaryo loogu talaggalay.
durraamo [f.g/lg3] (-aantay, -aamatay)
1. (f.g) Ilaah baryid. 2. (f.g/lg) Ka d./d.: wax weyddiisasho saraadii ku jirto; yu'asho; dhaawasho.
faraq [m.l] (-qyo, m.dh)
1. Daliigo yaryar oo badan oo laamaha geeduhu yeeshaan; raamo. 2. Dun soohan ama wax u eg oo maryaha dacalkooda iyo alaabadii kaloo la qurxina hayo loo yeelo oo laga lullulo; bul; taarash.
karaamo [m.dh]
1. (dii.) Heybad Ilaah siiyo qof cibaado badan. 2. (-ooyin, m.l) Arrin la yaab leh oo aan lagu fasiri karin xeerarka dabiiciga ah, oo Eebbe ku mannadeysto awliyadiisa.
maraamo [m.dh]
ld maraabo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg