raandays
(m.l)ld raandayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raandays ↴
raandaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax raando lagu simay ahaansho.
raandaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raandaysan. ld raandaysnaansho.
raandaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld raandaysnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg