raansow
(m.l)ld raasow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raansow ↴
raasow [m.l]
(bot.) Nagaar laamo jilicsan iyo caleen dhuudhuuban leh oo marka la kariyo caleemihiisa dadku cunto ahaan u cunaan. ld raansow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg