raaqraaqin
(m.dh)

Siima raaqraaqin: siima jirin, siima noolaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raaqraaqin

raaqraaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Muddo noo-laansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg