raaracsi
(m.l)

ld raaracsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raaracsi

raaracsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raaracso. ld raaracsad, raaracsi.

raarac [m.l]
1. R. ah: meel hoobad ah. 2. ld raaricid.

raarac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -rici)
Wax meel sare ka soo laallaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg