raari
(m.l)1. Nooc bariiska ka mid ah oo ka baxa waddanka Barma. 2. Meel dhir dhaadheer oo badan leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raari ↴
laallaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax meel sare ka raaricin.
raarac [m.l]
1. R. ah: meel hoobad ah. 2. ld raaricid.
raarici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax meel sare ka soo laallaadin.
raaricid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raarac². ld raarac¹ (2).
raaricin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raarici. ld raaricis.
raaricis [m.l]
ld raaracin.
raarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raar³.
raarid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Ka r.: wax meel sare ka soo daaddejin. 2. Ka r.: cid wax fahansiin.
raaridid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raarid².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg