rabbayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

1. Ubad si habboon u barbaarsasho. 2. Xayawaan rabbaayad ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rabbayso

rabbaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg rabbayso. ld rab-baysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg