rabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Bir la tumay soofeyn.

Rabis:(say_tay)*

  1. Meel ama wax aad qabo isla hayd dib uga dhac.Id habsan;habsaamid.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rabi

aabo [m.l]
Dareen naxariis, rabitaan iyo xurmayn leh oo qof qof kale u hayo. eeg aabbo, aabbe.

laablaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax fidsanaa duudduubid. 2. Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid. ld laallaab². laallaab

naawi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof, wax akhrin isaga oo aan rabid iyo fahmo u hayn.

nac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -nici)
1. Rabid la'aan. 2. Is n.: quus iyo rajo la'aan.

oon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
Biyo rabid.

rabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg rab³. ld rabitin.

rabiish [m.l]
Libaax-badeed uurjiif ah oo hilibkiisu nafaqo badan leeyahay.

rabin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg rabi.

rabitin [m.l]
Jeclaansho wax niyadda laga doono. ld rabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg