rabitin
(m.l)

Jeclaansho wax niyadda laga doono. ld rabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rabitin

rabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg rab³. ld rabitin.

xiiso [m.l]
Wax la jeclaan jiray, kolka danbe oo la helo, rabitinka la iska dareemo ama loo qaado ama lagula dhaco.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg