rablee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -laysay)

1. Labada lugood oo isku duuban oo kol ama ka badan boodid. 2. Timo haween si rable ah u samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rablee

rablayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg rablee. ld rable (1).

rableysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la rableeyay ahaansho (timo haween).

rabrablee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Rabrab u ordid (nafley).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg