rabrablee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)

Rabrab u ordid (nafley).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rabrablee

rabrableyn [m.f.dh]
eeg rabrablee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg