ragco
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-caday, -catay)

Taayar maro iwm karin saarasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ragco

ragcasho [m.f.dh]
eeg ragco.

rag [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Koox dad ah oo lab. 2. R. ah: qof karti iyo awood dheeraad ah leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg