rahaamadan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa,-dnayd)

Shay wax rahmad loo haysto ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rahaamadan

rahaamadnaan [m.f.dh]
eeg rahaamadan. ld rahaamadnaansho.

rahaamad [m.dh] (-do, m.l)
Hanti laga sii hayo cid wax amaahatay. ld rahan².

rahaamad [m.dh] (-do, m.l)
(dhaq.) Lacag, dahab, guri ama dhul rahan ahaan loo dhigo marka bangi ama cid kale laga qaadanayo dayn. Haddii deynqaatuhu bixin waayo lacagta uu qaatay amaah-bixiyaha waxaa, si sharci ahaan lagu wareejinayaa rahaamadda.

rahaamad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Cid wax amaahatay damaanad dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg