rahaamadid
(m.f.dh)

eeg rahaamad³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rahaamadid

rahaamad [m.dh] (-do, m.l)
Hanti laga sii hayo cid wax amaahatay. ld rahan².

rahaamad [m.dh] (-do, m.l)
(dhaq.) Lacag, dahab, guri ama dhul rahan ahaan loo dhigo marka bangi ama cid kale laga qaadanayo dayn. Haddii deynqaatuhu bixin waayo lacagta uu qaatay amaah-bixiyaha waxaa, si sharci ahaan lagu wareejinayaa rahaamadda.

rahaamad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Cid wax amaahatay damaanad dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg