rahaamado
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-atay, -adatay)

Hanti rahan ahaan u dhiibasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rahaamado

rahaamadasho [m.f.dh]
eeg rahaamado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg