rahmo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-maday, -matay)

Wax rahan ahaan u dhiibasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rahmo

rahamasho [m.f.dh]
eeg rahmo.

rah [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
(c.nafl.) Berribiyood aan lahayn dabo, leh laba lugood oo ka dhaadheer kuwa hore, boodboodka ku socda, marka uu biyo ku dhex jirana sameeya dhawaaq badan, xubno cad oo adagna qawlallada ku yeesha. ld rake.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg