rajay
(m.l)Wiil yar oo hooyadii dhimatay.
rajay
(m.dh)Gabar yar oo hooyadeed dhima-tay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rajay ↴
fil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ilay, -ishay)
1. F./u f.: wax malayn. 2. Wax rajayn.
jarree [Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive]
2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g) Goor subax ah qof cunto doonaya reer ku waaberiisasho. 2. (f.g) Goor subax ah marti cunto siin. 3. (f.mg) Cid wax ka rajayn.
jeeqaaq [m.l]
1. Daymo dhinac wax loo dayo. 2. Rajayn wax la rajeeyo.
jeeqaaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Wax rajayn. 2. Dhinac wax u dayid.
rajannimo [m.dh]
Ilmo yar rajo ahaansho. ld rajaynimo.
rajayn [m.f.dh]
eeg rajee.
rajayn [m.f.dh]
eeg rajee. ld rejeyn.
rajaynnimo [m.dh]
ld rajannimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg