rajci
(m.l) (-iyiin, m.dh)

Qof ka soo horjeeda horumarka nololeed; dibusocod.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rajci

rajcinnimo [m.dh]
Rajci ahaansho (qof).

rajciyad [m.dh]
Fikrad dibusocodnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg