rajee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-jeeyay, -jaysay)

Ilmo yar rajo ka dhigid.

rajee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-jeeyay, -jaysay)

Filasho. ld rejee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rajee

darajee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-jeeyay, -jeysay)
Qof, si xushmad iyo qaddarin ku jirto ula dhaqmid. ld derejee.

jeeqaaq [m.l]
1. Daymo dhinac wax loo dayo. 2. Rajayn wax la rajeeyo.

rajayn [m.f.dh]
eeg rajee.

rajayn [m.f.dh]
eeg rajee. ld rejeyn.

rejee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-jeeyay, -jeysay)
ld rajee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg