rajiimi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Dheri si tartiib ah deb uga qaadid. 2. Sheydaan iska naarid. “Shaydaanka iska rajiimi.”

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rajiimi

rajiimin [m.f.dh]
eeg rajiimi. ld rajiimis.

rajiimis [m.l]
ld rajiimin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg