rajmi
(m.l)

Dhagax ku dilidda qof sinnaystay.

rajmi
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

Qof nikaax xalaal ah soo maray oo sinaystay dhagax ku dilid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rajmi

rajmiyid [m.f.dh]
eeg rajmi².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg