rakuuc
(m.l)

ld rukuuc¹.

rakuuc
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

ld rukuuc².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rakuuc

rakcad [m.dh] (-do, m.l)
(dii.) Dhaqdhaqaaq salaadeed oo ka kooban, taagnaan ay ku xigto hal rakuuc, kor u toosid iyo laba sujuudood. ld ragcad, rakacad.

rakuucid [m.dh]
ld rukuucid.

rakuucsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld rukuuc-san.

rakuucsanaan [m.dh]
ld rukuucsanaan.

rakuucsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld rukuucsanaan.

rukuuc [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-co, m.l/dh)
Jilbo-qabsashada uu qof tukanayaa sameeyo isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc¹.

rukuuc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Qof tukanaya jilbo-qabsasho isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc².

rukuucid [m.f.dh]
eeg rukuuc². ld rakuucid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg