ramal
(m.l) (-llo, m.dh)

1. Qori weyn oo la shito. 2. Cinjir; rabar. 3. Faalka dhulka lagu dhigo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ramal

bambiiro [m.dh]
1. Shey jilicsan, ramal ka sameysan oo midabbo iyo tooxyo kala duwan leh oo biyaha celiya. 2. Xarko dhudhuuban oo lacagta lagu rito oo ramal ka samaysan. 3. B. ah: kabo ramal ah oo roobka laga gashado. ld ambiiro.

cinjir [m.l]
1. Geed leh laamo jilicsan, caleemo iyo iniino yaryar iyo cananno cad oo ka baxa dhulka kulaylaha. 2. Dhacaanka geedka cinjirka. 3. C. ah: shay ka sameysan dhacaanka cinjirka; xabag; ramal; goome.

dalow [m.l] (-wyo, m.dh)
1. Wadaan ramal ah; baaldi. 2. Haadaan ama meel dheer oo hoobad ah; deli. 3. Qof dalkiisii dhibaato awgeed uga cararay ee meel kale degaansada. 4. ld dalaabid.

ramalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Ramal dhigid.

ramaleyn [m.f.dh]
eeg ramalee. ld ramaleys.

ramaleys [m.l]
ld ramaleyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg