ramo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-maday, -matay)

Labaraafle dhalay ilmihiisa xab ka leefleefid. ld ranso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ramo

makaay-aaramow [m.l]
Ciyaar dhaqameed laga yaqaan Xamar iyo degaanka Jowhar.

ramasho [m.f.dh]
eeg ramo. ld ransad, ransasho, ransi.

ranso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld ramo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg