ranjiyee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-yeeyay, -yeysay)

ld rinji².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ranjiyee

rinji [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday, -iyi)
Dhoob hal midab ama ka badan ka kooban oo qalabka la adeegsado dusha laga mariyo si loogu qurxiyo ama mirirka looga ilaaliyo. ld ranji², ranjiyee, rinjiyee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg