riyaaq
(m.l)

Farxad iyo xaalad wanaagsan oo lagu jiro. ld riyaaqid.

riyaaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

U r.: wax dhacay ama la sameeyey aad ugu bogid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riyaaq

guux [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
1. Cod weyn sameyn (awr, goray iwm). 2. Matoor cod samayn. 3. U g.: wax u riyaaqid.

riyaaqid [m.f.dh]
eeg riyaaq². ld riyaaq¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg