riyaax
(m.l)

1. Cudur dadka ku dhaca oo nafaqo la'aantu keento. 2. Jiirgo'iyo daal ka dhasha socodka dheer. ld rigaax³.

riyaax
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-xay, -xday)

1. (f.g) Qoryo, lafo iwm burburin. 2. (f.mg) Cudur nafaqo la'aani keentay qaadid. 3. (f.mg) Socod dheer dartii daal iyo jiirago'dareemid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riyaax

rigaax [m.l]
ld riyaax¹.

riyaaxid [m.f.dh]
eeg riyaax².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg