riyoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Hurdo dhexdeed riyo arkid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riyoo

borookaariyootig [m.l] (-gyo, m.dh)
(baay.) Noole walxaha hiddo-sidaha aanay ku xidhnayn bu'da unugga.

dhadhab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Hurdada gudaheeda muuqaallo kala jaad ah, maanka ku arkid; riyood. 2. Ku dh.: wax la jecelyahay ku qarwid.

geeriyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Wax dhintay noqosho (nafley). ld geeryoo.

geeriyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg geeriyoo. ld geer-yoomi.

geesarriyood [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Geed faalala oo leh miro yaryar oo sida geesaha ariga u dhuudhuuban oo la cuno. ld geesarriyaa.

guriyoobid [m.f.dh]
eeg guriyow².

hunguriyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
U h.: wax damcid (qof).

hunguriyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg hunguriyoo.

labaggeeriyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Silic u dhimasho.

labaggeeriyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg labageeriyoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg