rodol
(m.l) (-llo, m.dh)

Halbeeg culayseed u dhigma 16 wiqiyadood (habka ingiriiska).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rodol

faraasilad [m.dh] (-do, m.l)
Shay wax lagu miisaamo oo culayskiisu u dhigmo 16 kiilo ama 28 rodol. ld faraasilo.

wiqiyad [m.dh] (-do, m.l)
Miisaan dhan 28,35 garaam ama rodol lix iyo toban meelood loo qaybiyey hal meel (1/16 rodol). ld wiiqiyad, wuqiyad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg