rogaalceli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Col meel uu weeraray mar kale ku noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rogaalceli

dabradduul [m.l]
Duullaan rogaalcelis ah oo cid dhowaan la dhacay lagu sameeyo.

rogaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
1. ld rogaalcelin. 2. Beer carrageddiyid.

rogaalcelin [m.f.dh]
eeg rogaalceli. ld rogaal³ (1), rogaalcelis.

rogaalcelis [m.l]
ld rogaalcelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg