rogaalcelis
(m.l)

ld rogaalcelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rogaalcelis

dabradduul [m.l]
Duullaan rogaalcelis ah oo cid dhowaan la dhacay lagu sameeyo.

rogaalcelin [m.f.dh]
eeg rogaalceli. ld rogaal³ (1), rogaalcelis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg