rogaali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Koor qaab rogaal ah u sameyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rogaali

rogaalid [m.f.dh]
eeg rogaal².

rogaalin [m.f.dh]
eeg rogaali. ld rogaalis.

rogaalis [m.l]
ld rogaalin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg