roobban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Dhul wax roob helay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh roobban

roobbanaan [m.f.dh]
eeg roobban. ld roobbanaansho.

roobbanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld roobbanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg