roobdoon
(m.dh)

Baryo banbax leh oo Alle roob lagu weyddiisto.

roobdoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)

Alle roob weyddiisasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh roobdoon ↴

jimcobarqadle [m.dh]
Xaflad weyn oo roobdoon ah oo lagu sameeyo siyaarada Sh. Yuusuf Al-Kowneyn. ld jimca-barqadle.

roobdoonid [m.f.dh]
eeg roobdoon².

roobi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Roobdoon akhriyid. 2. Roob saadaalin.

xareedi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dugaag, shimbiro iwm ciyaaro, ci'ama dhaqdhaqaaq kale oo ay ku muujinayaan barwaaqo samayn. 2. Shimbiro ci'iyo dhaqdhaqaaq la aammin-sanyahay in ay ku roobdoonayaan samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg