roobraac
(m.l)

U guuridda loo guuro meel roob ka da'ay.

roobraac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Nafley meel roob ka da'ay aadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh roobraac ↴

hogolraac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Meel roob ka da'ay u guurid; roobraac. ld hogocraac.

roobraacid [m.f.dh]
eeg roobraac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg