roobraacid
(m.f.dh)

eeg roobraac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh roobraacid ↴

roobraac [m.l]
U guuridda loo guuro meel roob ka da'ay.

roobraac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Nafley meel roob ka da'ay aadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg