roobso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Roob helid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh roobso

roobsasho [m.f.dh]
eeg roobso. ld roobsad.

roob [m.l] (-bab, m.l)
(fiis.) Dhibco biyo ah oo kala baxsan oo ku da'a dhulka kana soo da'a daruuraha, waxaana sameeya qaboob-ka xarfadka ku dhaca uumi biyoodka gibilka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg