rooko
(m.dh)

Joojinta la joojiyo wax isticmaal-kooda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rooko

rookee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-keeyay, -kaysay)
Wax rooko ka dhigid.

sirooko [m.dh]
(juqr.) Dabayl koonfareedda ka dhacda woqooyiga Afrika, Sisily (Sicilia), iyo koofurta talyaaniga, oo ka soo kacda saxaaruhu, waa kulushahay, qallalantahay, marmarka qaarkoodna waa bus miidhan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg