roone
(m.l)

Ilaah; Eebbe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh roone

doorroone [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
Qof aad u wanaagsan.

lagarroone [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
1. Qof wax matare ah; nacas. 2. Ciniin.

roonayn [m.f.dh]
eeg roonee.

roonee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -naysay)
Wax kordhin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg