roonow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)

Wax roon noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh roonow

golroonow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Ka g.: cid libaysasho.

roonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg roonow. ld roonaan.

roon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Cid aan dhibaato qabin ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg