roorid
(m.f.dh)

eeg roor².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh roorid

aroorid [m.f.dh]
eeg aroor². ld aroor¹ (1).

bankarroorid [m.f.dh]
eeg bankarroor².

boronkiito [m.dh]
(daaw.) Halamacoodka dhuumaha neefta waxayna u kala baxdaa mid muddo gaaban (acute) iyo mid muddo dheer (chronic). Midda hore waxa lagu yaqaan: qufac xaako leh, isku roorid dhuumaha neefta; midda labaad waxaa lagu yaqaan: xab badan oo dhuumaha neefta ka xaruuma.

darroorid [m.f.dh]
eeg darroor².

dhexroorid [m.f.dh]
eeg dhexroor4. ld dhexroor¹ (4).

dhiigroorid [m.f.dh]
eeg dhiigroor². ld dhiigroor¹ (2).

garoorid [m.f.dh]
eeg garoor.

habroorid [m.f.dh]
eeg habroor².

karoorid [m.f.dh]
eeg karoor².

kog [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Wax fidsanaa isku soo roorid.

roor [m.l]
1. Orod. 2. Jirjiroole. 3. Cudur maskaxeed geela ku dhaca oo la rumaysanyahay in uu ka qaado qaniinyada jirjirroolaha.

roor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Orod samayn. 2. Cinjir, xarig iwm isku soo ururid. 3. La r.: nin naag uu guur ka rabo la baxsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg