roorsi
(m.l)

ld roorsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh roorsi

baroorsi [m.l]
ld baroorsasho.

baroorsii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld baroori.

baroorsiin [m.dh]
ld baroorin.

farammaroorsi [m.l]
ld farammarooqsasho.

roorsasho [m.f.dh]
eeg roorso. ld roorsad, roorsi.

roor [m.l]
1. Orod. 2. Jirjiroole. 3. Cudur maskaxeed geela ku dhaca oo la rumaysanyahay in uu ka qaado qaniinyada jirjirroolaha.

roor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Orod samayn. 2. Cinjir, xarig iwm isku soo ururid. 3. La r.: nin naag uu guur ka rabo la baxsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg