rootile
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

1. Qof rootiga iibiya. 2. Meesha rootiga lagu gado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rootile

rooti [m.l]
Cunto ka samaysan bur cajiiman, khamiir iyo waxyaalo kale oo marka la jarjaro foorno lagu dubto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg