roqor
(m.dh) (-qro, m.dh)

Buro yar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh roqor

qoroqoro [m.dh]
Qalab bir ka samaysan oo baalid ah.

qoroqoronimo [m.dh]
Wax qoroqoro ah ahaansho (qalab bir ah).

qoroqoroobid [m.f.dh]
eeg qoroqorow.

qoroqorow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-obay, -owday; -oobi)
Qalab bir ah qoroqoro noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg