rorog
(m.l)

Istaag. ld rogrogid.

rorog
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rgay, -rogtay; -rgi)

Taagnaan ku sugan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rorog

roogsasho [m.f.dh]
eeg roogso. ld roogsi, rorogsasho, rorogsi.

roogso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Qof fadhiyey istaagid. 2. Qof socda joogsasho. ld rorogso.

rorogid [m.f.dh]
eeg rorog². ld rogrog¹.

rorogsasho [m.dh]
ld roogsasho.

rorogsi [m.l]
ld roogsasho.

rorogso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld roogso.

tororog [m.dh]
Hadal badan oo aan macna lahayn.

tororoglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Hadal badan oo aan macna lahayn sheegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg