rudsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)

Nafley cunto uu ridmo ka goosto siin. ld rudhsii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rudsii

rudhsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld rudsii.

rudhsiin [m.dh]
ld rudsiin.

rudsiin [m.f.dh]
eeg rudsii. ld rudhsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg