rugni
(m.l)

ld rukni.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rugni

rukni [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Tiirarka diinta Islaamka mid ka mid ah. 2.Tiirarka guriga uu ku taaganyahay mid ka mid ah. 3. Tiirarka salaadda mid ka mid ah. ld rugni, rukun¹ (3).

rug [m.dh] (-go, m.l)
1. Meel la deggan yahay; guri. 2. Xarun.

rųg [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Erey tilmaamaya wax dhacay dhawaaqiisa.

rųg [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax, wasakh dusha kaga dheggan ka xoqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg